Noble Quran » soomaali » Sorah At-Tin ( The Fig )
Choose the reader
soomaali
Sorah At-Tin ( The Fig ) - Verses Number 8
لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ ( 4 )
Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.
إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ ( 6 )
Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin.
Random Books
- Duruusta Muhiimka u ah Umadda oo dhan-
Translators : cabdi raxmaan maxamed qeyliye
Source : http://www.islamhouse.com/p/339604
- Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61659
- WAXYAALO ILAAHAY XARIMAY DADKUNA FUDUDAYSTAY IN LA ISAGA DIGANA AY WAAJIB TAHAY-
Source : http://www.islamhouse.com/p/339560
- Duruusta Muhiimka u ah Umadda oo dhan-
Translators : cabdi raxmaan maxamed qeyliye
Source : http://www.islamhouse.com/p/339604
- INKA BADAN 1000 SUNO MAALINTII IYO HABEENKII-
Translators : C/Qaadir sh.max,ed akhii
Source : http://www.islamhouse.com/p/339558












