Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Qalam ( The Pen )
Choose the reader
soomaali
Sorah Al-Qalam ( The Pen ) - Verses Number 52
ن ۚ وَالْقَلَمِ وَمَا يَسْطُرُونَ ( 1 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 1](style/default/icons/mp3.png)
Eebe wuxuu ku dhaartay Qalinka iyo waxa Malaa'igtu qorayso (Camalka dadka).
إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعْلَمُ بِمَن ضَلَّ عَن سَبِيلِهِ وَهُوَ أَعْلَمُ بِالْمُهْتَدِينَ ( 7 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 7](style/default/icons/mp3.png)
Eebe waa ogyahay Cidda ka dhunta Jidkiisa, waana ogyahay Cidda hanuunsan.
مَّنَّاعٍ لِّلْخَيْرِ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ ( 12 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 12](style/default/icons/mp3.png)
Khayrka iyo Xoolahana reebta, gardarrow iyo dambiile ah.
إِذَا تُتْلَىٰ عَلَيْهِ آيَاتُنَا قَالَ أَسَاطِيرُ الْأَوَّلِينَ ( 15 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 15](style/default/icons/mp3.png)
Marka Quraankannaga lagu akhriyana wuxuu dhahaa waa dadkii hore warkoodii.
إِنَّا بَلَوْنَاهُمْ كَمَا بَلَوْنَا أَصْحَابَ الْجَنَّةِ إِذْ أَقْسَمُوا لَيَصْرِمُنَّهَا مُصْبِحِينَ ( 17 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 17](style/default/icons/mp3.png)
Eebe wuu Imtixaanay Gaaladii (Reer Makaad) sidii loo imtixanay kuwii beerta markay ku dhaarten inay Aroortii goostaan.
فَطَافَ عَلَيْهَا طَائِفٌ مِّن رَّبِّكَ وَهُمْ نَائِمُونَ ( 19 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 19](style/default/icons/mp3.png)
Waxaase Beertii xagaa Eebe uga yimid Amar iyagoo hurda.
أَن لَّا يَدْخُلَنَّهَا الْيَوْمَ عَلَيْكُم مِّسْكِينٌ ( 24 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 24](style/default/icons/mp3.png)
inaan Beerta maanta Miskiin soo gelin.
فَلَمَّا رَأَوْهَا قَالُوا إِنَّا لَضَالُّونَ ( 26 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 26](style/default/icons/mp3.png)
Markay ay arkeen Beertii siday tahay yey isu dhaheen waan soo dhunnay.
قَالَ أَوْسَطُهُمْ أَلَمْ أَقُل لَّكُمْ لَوْلَا تُسَبِّحُونَ ( 28 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 28](style/default/icons/mp3.png)
Markaas kii u fiicnaa yiri: miyaana idin dhihin war Eebe weyneeya.
قَالُوا سُبْحَانَ رَبِّنَا إِنَّا كُنَّا ظَالِمِينَ ( 29 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 29](style/default/icons/mp3.png)
Markaasay dheheen Eebaa weyn, waan xad gudubnay.
فَأَقْبَلَ بَعْضُهُمْ عَلَىٰ بَعْضٍ يَتَلَاوَمُونَ ( 30 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 30](style/default/icons/mp3.png)
Markaasaa qaarba qaar ku jeedsaday iyagoo is dagaali.
قَالُوا يَا وَيْلَنَا إِنَّا كُنَّا طَاغِينَ ( 31 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 31](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna dheheen Magacaana ba'ye waan xad gudubnay.
عَسَىٰ رَبُّنَا أَن يُبْدِلَنَا خَيْرًا مِّنْهَا إِنَّا إِلَىٰ رَبِّنَا رَاغِبُونَ ( 32 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 32](style/default/icons/mp3.png)
Eebe wuxuu u dhow yahay inuu noogu beddelo mid ka fiican isagaan Khayr ka rajaynaynaa eh.
كَذَٰلِكَ الْعَذَابُ ۖ وَلَعَذَابُ الْآخِرَةِ أَكْبَرُ ۚ لَوْ كَانُوا يَعْلَمُونَ ( 33 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 33](style/default/icons/mp3.png)
Caddibaaddu waa saas Caddibaadda Aakharaase ka weyn haddii ay wax ogyihiin.
إِنَّ لِلْمُتَّقِينَ عِندَ رَبِّهِمْ جَنَّاتِ النَّعِيمِ ( 34 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 34](style/default/icons/mp3.png)
Kuwa Eebe ka dhowrsada waxay Eeba agtiisa ku leeyihiin «Jannada Naciimada».
أَفَنَجْعَلُ الْمُسْلِمِينَ كَالْمُجْرِمِينَ ( 35 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 35](style/default/icons/mp3.png)
Ma Muslimiinta yaanu kala mid dhigaynaa Dambiilayaasha.
أَمْ لَكُمْ كِتَابٌ فِيهِ تَدْرُسُونَ ( 37 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 37](style/default/icons/mp3.png)
Mise Gaalooy waxaa idiin sugnaaday Kitaab aad akhrisataan.
أَمْ لَكُمْ أَيْمَانٌ عَلَيْنَا بَالِغَةٌ إِلَىٰ يَوْمِ الْقِيَامَةِ ۙ إِنَّ لَكُمْ لَمَا تَحْكُمُونَ ( 39 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 39](style/default/icons/mp3.png)
Mise ballan adag yaad naga qaadeen tan iyo Maalinta Qiyaame oo waxaad rabtaaan aad xukumaysaan.
أَمْ لَهُمْ شُرَكَاءُ فَلْيَأْتُوا بِشُرَكَائِهِمْ إِن كَانُوا صَادِقِينَ ( 41 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 41](style/default/icons/mp3.png)
mise dad la wadaaga Arrintaas yey leeyihiin, ha keeneen kuwaas hadday run sheegi.
يَوْمَ يُكْشَفُ عَن سَاقٍ وَيُدْعَوْنَ إِلَى السُّجُودِ فَلَا يَسْتَطِيعُونَ ( 42 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 42](style/default/icons/mp3.png)
Maalinta dhudhunka la faydi doono Gaaladana loogu yeedhi doono inay sujuudaan ma karayaan Sujuud.
خَاشِعَةً أَبْصَارُهُمْ تَرْهَقُهُمْ ذِلَّةٌ ۖ وَقَدْ كَانُوا يُدْعَوْنَ إِلَى السُّجُودِ وَهُمْ سَالِمُونَ ( 43 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 43](style/default/icons/mp3.png)
Indhaha Gaaladu Maalintaas waa dullaysan tahay waxaana ku muuqda Walbahaar iyo qoomamo, waxayna ahaayeen (Adduunka) kuwa loogu yeeray Sujuud iyagoo nabad qaba.
فَذَرْنِي وَمَن يُكَذِّبُ بِهَٰذَا الْحَدِيثِ ۖ سَنَسْتَدْرِجُهُم مِّنْ حَيْثُ لَا يَعْلَمُونَ ( 44 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 44](style/default/icons/mp3.png)
Isu kaana daa aniga iyo kuwa beeniyey Quraanka waana sasabi iyagoon ogeyn.
وَأُمْلِي لَهُمْ ۚ إِنَّ كَيْدِي مَتِينٌ ( 45 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 45](style/default/icons/mp3.png)
Waana sugi tan iyo muddo, Maamulka Eebana waa xoog badan yahay.
أَمْ تَسْأَلُهُمْ أَجْرًا فَهُم مِّن مَّغْرَمٍ مُّثْقَلُونَ ( 46 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 46](style/default/icons/mp3.png)
Nabiyow ma waxaad weydiisatay Gaalada Ujuuro oo markaas Cuslleeyey.
أَمْ عِندَهُمُ الْغَيْبُ فَهُمْ يَكْتُبُونَ ( 47 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 47](style/default/icons/mp3.png)
Mise waxa maqan yaa aktooda yaal ooy wax ka qori.
فَاصْبِرْ لِحُكْمِ رَبِّكَ وَلَا تَكُن كَصَاحِبِ الْحُوتِ إِذْ نَادَىٰ وَهُوَ مَكْظُومٌ ( 48 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 48](style/default/icons/mp3.png)
Ku samir Xukunka Eebe hana noqonin sidii Saaxiibkii Xuudka (Mallayga Yuunus) markuu naadiyey Eebihiis isaga oo walbahaarsan.
لَّوْلَا أَن تَدَارَكَهُ نِعْمَةٌ مِّن رَّبِّهِ لَنُبِذَ بِالْعَرَاءِ وَهُوَ مَذْمُومٌ ( 49 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 49](style/default/icons/mp3.png)
Haddan naxariista Eebe haleelin waxaa lagu tuuri lahaa Cidlo (bannaan) isagoo la dagaalay.
فَاجْتَبَاهُ رَبُّهُ فَجَعَلَهُ مِنَ الصَّالِحِينَ ( 50 )
![Al-Qalam ( The Pen ) - Ayaa 50](style/default/icons/mp3.png)
Waxaase doortay Eebihiis wuxuuna ka dhigay kuwa wanaagsan.
Random Books
- Qaamuus soomaali carabi oo koobanQaamuuska soomaali carabi oo kooban waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan afka Qur’aanka kariimka.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61650
- Sheekooyinkii ugu wanaagsanaaSheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص waxaan u qoray Soomaalida jecel sheekooyinka Islaamiga ah, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61666
- Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo koobanSiduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
Source : http://www.islamhouse.com/p/172225
- QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga-
From issues : Wadajirka Adeegaha Labada Xaram Ee Sharafka Badan Boqor Fahad Ee Daabacaadda Jaamaca Sharafta Badan
Source : http://www.islamhouse.com/p/453
- WAXYAALO ILAAHAY XARIMAY DADKUNA FUDUDAYSTAY IN LA ISAGA DIGANA AY WAAJIB TAHAY-
Source : http://www.islamhouse.com/p/339560