Noble Quran » soomaali » Sorah Ad-Dukhan ( The Smoke )
Choose the reader
soomaali
Sorah Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Verses Number 59
إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةٍ مُّبَارَكَةٍ ۚ إِنَّا كُنَّا مُنذِرِينَ ( 3 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 3](style/default/icons/mp3.png)
Anagaa dejinay Quraanka Habeen barakeysan (Layletulqadar) anagaana wax u digi.
أَمْرًا مِّنْ عِندِنَا ۚ إِنَّا كُنَّا مُرْسِلِينَ ( 5 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 5](style/default/icons/mp3.png)
Waana amar agtanada ka ahaaday, anagaana wax dirra (Rasuulo).
رَحْمَةً مِّن رَّبِّكَ ۚ إِنَّهُ هُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ ( 6 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 6](style/default/icons/mp3.png)
Naxariis ka ahaater xagga Eebahaa, Eebaana wax maqle ah wax og.
رَبِّ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا ۖ إِن كُنتُم مُّوقِنِينَ ( 7 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 7](style/default/icons/mp3.png)
Waana Eebaha samooyiinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya haddaad yaqiinsanaysaan.
لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ يُحْيِي وَيُمِيتُ ۖ رَبُّكُمْ وَرَبُّ آبَائِكُمُ الْأَوَّلِينَ ( 8 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 8](style/default/icons/mp3.png)
Ilaahay mooyee Eebe kalane ma jiro, isagaa wax nooleeya waxna dila, waana Eebihiina iyo Eebaha Aabbayaalkiinii horreeyey.
فَارْتَقِبْ يَوْمَ تَأْتِي السَّمَاءُ بِدُخَانٍ مُّبِينٍ ( 10 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 10](style/default/icons/mp3.png)
Ee sug Maalinta uu ku imaan Cirku qiiq muuqda (isagoo ku dheehan).
رَّبَّنَا اكْشِفْ عَنَّا الْعَذَابَ إِنَّا مُؤْمِنُونَ ( 12 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 12](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna dheheen Eebow naga fayd cadaabka waxaan nahay Mu'miniine.
أَنَّىٰ لَهُمُ الذِّكْرَىٰ وَقَدْ جَاءَهُمْ رَسُولٌ مُّبِينٌ ( 13 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 13](style/default/icons/mp3.png)
Goormay waantoobi isagoos u yimid Rasuul cad «muuqda».
ثُمَّ تَوَلَّوْا عَنْهُ وَقَالُوا مُعَلَّمٌ مَّجْنُونٌ ( 14 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 14](style/default/icons/mp3.png)
Markaasay ka, jeedsadeen Nabiga waxayna dheheen waa waxlabare waalan.
إِنَّا كَاشِفُو الْعَذَابِ قَلِيلًا ۚ إِنَّكُمْ عَائِدُونَ ( 15 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 15](style/default/icons/mp3.png)
Anagu waxaan idiinka faydaynaa cadaabka wax yar idinkuna waxaad ku noqonaysaan xumaanta.
يَوْمَ نَبْطِشُ الْبَطْشَةَ الْكُبْرَىٰ إِنَّا مُنتَقِمُونَ ( 16 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 16](style/default/icons/mp3.png)
Maalintaan qabanayno qabashada wayn (Qiyaamada) (ama Badar) waanu aarsan.
وَلَقَدْ فَتَنَّا قَبْلَهُمْ قَوْمَ فِرْعَوْنَ وَجَاءَهُمْ رَسُولٌ كَرِيمٌ ( 17 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 17](style/default/icons/mp3.png)
Dhab ahaanbaan Imtixaanay hortood qoomkii Fircoon, waxaana u yimid Rasuul sharaf leh.
أَنْ أَدُّوا إِلَيَّ عِبَادَ اللَّهِ ۖ إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ ( 18 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 18](style/default/icons/mp3.png)
Isagoo dhihi iidhiiba addoomada Eebe (ama maqalka) waxaan idiin ahay Rasuul aamin ah.
وَأَن لَّا تَعْلُوا عَلَى اللَّهِ ۖ إِنِّي آتِيكُم بِسُلْطَانٍ مُّبِينٍ ( 19 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 19](style/default/icons/mp3.png)
Hana iska wayneynina Eebe waxaan idiin la imid xujo cade.
وَإِنِّي عُذْتُ بِرَبِّي وَرَبِّكُمْ أَن تَرْجُمُونِ ( 20 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 20](style/default/icons/mp3.png)
Waxaana ka magangalay Eebahay iyo Eebihiin inaad idhagaxyeysaan.
فَدَعَا رَبَّهُ أَنَّ هَٰؤُلَاءِ قَوْمٌ مُّجْرِمُونَ ( 22 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 22](style/default/icons/mp3.png)
wuxuuna u qaylyey Eebihiis in kuwaasu yihiin Qoom dambiila yaal ah.
فَأَسْرِ بِعِبَادِي لَيْلًا إِنَّكُم مُّتَّبَعُونَ ( 23 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 23](style/default/icons/mp3.png)
guuri addoomadayda Habeenimo, waa laydin raaciye.
وَاتْرُكِ الْبَحْرَ رَهْوًا ۖ إِنَّهُمْ جُندٌ مُّغْرَقُونَ ( 24 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 24](style/default/icons/mp3.png)
kana tag badda iyadoo xasilloon oo furan iyagu waa col la maanshayne.
كَذَٰلِكَ ۖ وَأَوْرَثْنَاهَا قَوْمًا آخَرِينَ ( 28 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 28](style/default/icons/mp3.png)
xaalkuna waa saas, waxaana dhaxalsiinay qoom kale.
فَمَا بَكَتْ عَلَيْهِمُ السَّمَاءُ وَالْأَرْضُ وَمَا كَانُوا مُنظَرِينَ ( 29 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 29](style/default/icons/mp3.png)
uma ooyin samada iyo Dhulku korkooda, lamana sugin.
وَلَقَدْ نَجَّيْنَا بَنِي إِسْرَائِيلَ مِنَ الْعَذَابِ الْمُهِينِ ( 30 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 30](style/default/icons/mp3.png)
waana ka korinay ree Bani Israa'iil cadaab wax duleeya.
مِن فِرْعَوْنَ ۚ إِنَّهُ كَانَ عَالِيًا مِّنَ الْمُسْرِفِينَ ( 31 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 31](style/default/icons/mp3.png)
(Fircoombaan ka korinay) wuxuuna ahaa isla weyne xadgudbayaasha ka mid ah.
وَلَقَدِ اخْتَرْنَاهُمْ عَلَىٰ عِلْمٍ عَلَى الْعَالَمِينَ ( 32 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 32](style/default/icons/mp3.png)
waxaana ka dooranay (dadkii waqtigoodii) anagoo og.
وَآتَيْنَاهُم مِّنَ الْآيَاتِ مَا فِيهِ بَلَاءٌ مُّبِينٌ ( 33 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 33](style/default/icons/mp3.png)
waxaana siinay aayado imtixaan cad kusuganyahay.
إِنْ هِيَ إِلَّا مَوْتَتُنَا الْأُولَىٰ وَمَا نَحْنُ بِمُنشَرِينَ ( 35 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 35](style/default/icons/mp3.png)
arrintu ma aha geerida hore mooyee, mana nihin kuwo la soobixin.
أَهُمْ خَيْرٌ أَمْ قَوْمُ تُبَّعٍ وَالَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ ۚ أَهْلَكْنَاهُمْ ۖ إِنَّهُمْ كَانُوا مُجْرِمِينَ ( 37 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 37](style/default/icons/mp3.png)
miyagaa khayr roon mise qoomkii Tubax iyo kuwii ka horreeyey waan halaagnay waxayna ahaayeen dambiilayaal.
وَمَا خَلَقْنَا السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا لَاعِبِينَ ( 38 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 38](style/default/icons/mp3.png)
Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya umaanaan abuurin ciyaar.
مَا خَلَقْنَاهُمَا إِلَّا بِالْحَقِّ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَهُمْ لَا يَعْلَمُونَ ( 39 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 39](style/default/icons/mp3.png)
mana aanaan u abuurin wax aan xaq ahayn hasa yeeshee badankood ma oga.
إِنَّ يَوْمَ الْفَصْلِ مِيقَاتُهُمْ أَجْمَعِينَ ( 40 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 40](style/default/icons/mp3.png)
maalinta kala bixinta yaa ballan u ah dhamaan.
يَوْمَ لَا يُغْنِي مَوْلًى عَن مَّوْلًى شَيْئًا وَلَا هُمْ يُنصَرُونَ ( 41 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 41](style/default/icons/mp3.png)
waana Maalintaan Qaraabanimo waxba laysugu tarayn laysuna gargaarayn.
إِلَّا مَن رَّحِمَ اللَّهُ ۚ إِنَّهُ هُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ ( 42 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 42](style/default/icons/mp3.png)
cid Eebe u naxariisto mooyee, illeen waz adkaade naxariistee.
خُذُوهُ فَاعْتِلُوهُ إِلَىٰ سَوَاءِ الْجَحِيمِ ( 47 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 47](style/default/icons/mp3.png)
(waxaana lagu dhihi) qabta Gaalka una Jiida Jaximo dhexdeeda.
ثُمَّ صُبُّوا فَوْقَ رَأْسِهِ مِنْ عَذَابِ الْحَمِيمِ ( 48 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 48](style/default/icons/mp3.png)
markaas ku shuba Madaxiisa korkiisa cadaab kulul.
ذُقْ إِنَّكَ أَنتَ الْعَزِيزُ الْكَرِيمُ ( 49 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 49](style/default/icons/mp3.png)
(waxaana lagu dhihi) dhadhami (Cadaabka) waxaad tahay adkaade sharaflehe.
يَلْبَسُونَ مِن سُندُسٍ وَإِسْتَبْرَقٍ مُّتَقَابِلِينَ ( 53 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 53](style/default/icons/mp3.png)
waxayna xidhan Xariir jilicsan iyo mid adag (oo dhalaali) wayna is qaabili.
يَدْعُونَ فِيهَا بِكُلِّ فَاكِهَةٍ آمِنِينَ ( 55 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 55](style/default/icons/mp3.png)
waxayna uyeedhan Janada dhexdeeda Khudaar kasa iyagoo aamin ah.
لَا يَذُوقُونَ فِيهَا الْمَوْتَ إِلَّا الْمَوْتَةَ الْأُولَىٰ ۖ وَوَقَاهُمْ عَذَابَ الْجَحِيمِ ( 56 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 56](style/default/icons/mp3.png)
mana ku dhadhamiyaan Jannada dhexdeeda Geeri, Geeridii hore mooyee wuxuuna ka dhawray (Eebe) Cadaabka Jaxiimo.
فَضْلًا مِّن رَّبِّكَ ۚ ذَٰلِكَ هُوَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ ( 57 )
![Ad-Dukhan ( The Smoke ) - Ayaa 57](style/default/icons/mp3.png)
waana fadliga Eebahaa, taasina waa liibaanta wayn.
Random Books
- SOONKA, TARAA WIIXDA IYO SAKADA-
Formation : Cabdulcasiis Xasan Yacquub
Source : http://www.islamhouse.com/p/339624
- AFARTAN XADIIS-
Source : http://www.islamhouse.com/p/339628
- SOONKA, TARAA WIIXDA IYO SAKADA-
Formation : Cabdulcasiis Xasan Yacquub
Source : http://www.islamhouse.com/p/339624
- SOONKA, TARAA WIIXDA IYO SAKADA-
Formation : Cabdulcasiis Xasan Yacquub
Source : http://www.islamhouse.com/p/339624
- Qaamuus soomaali carabi oo koobanQaamuuska soomaali carabi oo kooban waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan afka Qur’aanka kariimka.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61650