Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Hijr ( The Rocky Tract )
Choose the reader
soomaali
Sorah Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Verses Number 99
الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُّبِينٍ ( 1 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 1](style/default/icons/mp3.png)
Xarfaha hore waa la soo sheegay Macnahooda, Kuwana waa Aayadaha Kitaabka iyo Quraanka cad.
رُّبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ ( 2 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 2](style/default/icons/mp3.png)
Wax badanbay tamanin (Jeclaan) kuwii Gaaloobay (Aakhiro) inay Muslimiin ahaadaan (adduunkii).
ذَرْهُمْ يَأْكُلُوا وَيَتَمَتَّعُوا وَيُلْهِهِمُ الْأَمَلُ ۖ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ ( 3 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 3](style/default/icons/mp3.png)
ka tag ha cuneen hana raaxasyteene Hana Shuqliso yididiilo way ogaan doonaane,
وَمَا أَهْلَكْنَا مِن قَرْيَةٍ إِلَّا وَلَهَا كِتَابٌ مَّعْلُومٌ ( 4 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 4](style/default/icons/mp3.png)
Magaalo la halaago oo kasta waxaa u sugnaaday Wakhti la yaqaanno.
مَّا تَسْبِقُ مِنْ أُمَّةٍ أَجَلَهَا وَمَا يَسْتَأْخِرُونَ ( 5 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 5](style/default/icons/mp3.png)
Kamana hor marto umadi Ajasheeda (wakhtigeeda) Kamana dib marto.
وَقَالُوا يَا أَيُّهَا الَّذِي نُزِّلَ عَلَيْهِ الذِّكْرُ إِنَّكَ لَمَجْنُونٌ ( 6 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 6](style/default/icons/mp3.png)
Waxay dhaheen kan Quraanka lagu soo dejiyayow Adugu waad waalantahay.
لَّوْ مَا تَأْتِينَا بِالْمَلَائِكَةِ إِن كُنتَ مِنَ الصَّادِقِينَ ( 7 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 7](style/default/icons/mp3.png)
Maad malaa'ig noo keentid haddaad run Sheegi.
مَا نُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ إِلَّا بِالْحَقِّ وَمَا كَانُوا إِذًا مُّنظَرِينَ ( 8 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 8](style/default/icons/mp3.png)
Umana soo Dehinno Malaa'igta xaq mooyee lamana sugeen Gaalada (markaas).
إِنَّا نَحْنُ نَزَّلْنَا الذِّكْرَ وَإِنَّا لَهُ لَحَافِظُونَ ( 9 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 9](style/default/icons/mp3.png)
Annagaa soo dejinnay Quraanka annagaana Dhawri.
وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا مِن قَبْلِكَ فِي شِيَعِ الْأَوَّلِينَ ( 10 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 10](style/default/icons/mp3.png)
waxaan u dirray hortaa (rasuullo) Ummadihii hore.
وَمَا يَأْتِيهِم مِّن رَّسُولٍ إِلَّا كَانُوا بِهِ يَسْتَهْزِئُونَ ( 11 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 11](style/default/icons/mp3.png)
Rasuul kasta oo u yimaaddana waxay ahaayeen kuwo ku jeesjeesa.
كَذَٰلِكَ نَسْلُكُهُ فِي قُلُوبِ الْمُجْرِمِينَ ( 12 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 12](style/default/icons/mp3.png)
saasaana u galinaa (Gaalnimada) quluubta dambiilayaasha.
لَا يُؤْمِنُونَ بِهِ ۖ وَقَدْ خَلَتْ سُنَّةُ الْأَوَّلِينَ ( 13 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 13](style/default/icons/mp3.png)
mana rumeeyaan Quraanka waxaana tegay (hor maray) sumaddii «Jidkii» kuwii horreeyey.
وَلَوْ فَتَحْنَا عَلَيْهِم بَابًا مِّنَ السَّمَاءِ فَظَلُّوا فِيهِ يَعْرُجُونَ ( 14 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 14](style/default/icons/mp3.png)
haddaan uga furro korkooda irrid samada ooy ahaadaan kuwo kora
لَقَالُوا إِنَّمَا سُكِّرَتْ أَبْصَارُنَا بَلْ نَحْنُ قَوْمٌ مَّسْحُورُونَ ( 15 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 15](style/default/icons/mp3.png)
waxay odhan lahaayeen waxaan uun la awday (La tiray) aragyadannadii, waxaabanse nahay qoom la sixray.
وَلَقَدْ جَعَلْنَا فِي السَّمَاءِ بُرُوجًا وَزَيَّنَّاهَا لِلنَّاظِرِينَ ( 16 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 16](style/default/icons/mp3.png)
waxaan yeellay samada buruuj (Meelo) waxaan u qurxinnay kuwa dayi (eegi).
وَحَفِظْنَاهَا مِن كُلِّ شَيْطَانٍ رَّجِيمٍ ( 17 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 17](style/default/icons/mp3.png)
waxaana ka dhawray shaydaan la tuuray «fogeeyey» dhammaantiis.
إِلَّا مَنِ اسْتَرَقَ السَّمْعَ فَأَتْبَعَهُ شِهَابٌ مُّبِينٌ ( 18 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 18](style/default/icons/mp3.png)
mid dafa maqalka oo danab cad raaco mooyee.
وَالْأَرْضَ مَدَدْنَاهَا وَأَلْقَيْنَا فِيهَا رَوَاسِيَ وَأَنبَتْنَا فِيهَا مِن كُلِّ شَيْءٍ مَّوْزُونٍ ( 19 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 19](style/default/icons/mp3.png)
dhulkana waan fidinay waxaana ku ridnay «sugnay» dhexdeeda Buuro, waxaana ka soo bixinay wax kasta oo Miisaaman.
وَجَعَلْنَا لَكُمْ فِيهَا مَعَايِشَ وَمَن لَّسْتُمْ لَهُ بِرَازِقِينَ ( 20 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 20](style/default/icons/mp3.png)
waxaana idiinka yeellay dhexdiisa nolol iyo waxaydaan arzaaqi karin.
وَإِن مِّن شَيْءٍ إِلَّا عِندَنَا خَزَائِنُهُ وَمَا نُنَزِّلُهُ إِلَّا بِقَدَرٍ مَّعْلُومٍ ( 21 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 21](style/default/icons/mp3.png)
waxaan agtanada khasnadihiisu «kaydkiisu» ahayn ma jiro, umana soo dejinno qaddar la ogyahay mooyee.
وَأَرْسَلْنَا الرِّيَاحَ لَوَاقِحَ فَأَنزَلْنَا مِنَ السَّمَاءِ مَاءً فَأَسْقَيْنَاكُمُوهُ وَمَا أَنتُمْ لَهُ بِخَازِنِينَ ( 22 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 22](style/default/icons/mp3.png)
waxaana dirnaa dabaysha oo Tallaasha (Daruurta) waxaana ka soo dajina samada Biyo aan idinku waraabinno idinkoo ahayn kuwo ka keydsan kara (gudhidda).
وَإِنَّا لَنَحْنُ نُحْيِي وَنُمِيتُ وَنَحْنُ الْوَارِثُونَ ( 23 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 23](style/default/icons/mp3.png)
annagaa wax looleeyna waxna dilla, anagaana wax dhaxalla uun (u hadha).
وَلَقَدْ عَلِمْنَا الْمُسْتَقْدِمِينَ مِنكُمْ وَلَقَدْ عَلِمْنَا الْمُسْتَأْخِرِينَ ( 24 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 24](style/default/icons/mp3.png)
waxaana ognahay kuwiinna hor maray waxaana ognahay kuwiina dib maray.
وَإِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَحْشُرُهُمْ ۚ إِنَّهُ حَكِيمٌ عَلِيمٌ ( 25 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 25](style/default/icons/mp3.png)
Eebahaana isagaa soo kulmin dadka waana falsame oge ah.
وَلَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ مِن صَلْصَالٍ مِّنْ حَمَإٍ مَّسْنُونٍ ( 26 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 26](style/default/icons/mp3.png)
annagaana ka abuuray dadka dhoobo doorsoon.
وَالْجَانَّ خَلَقْنَاهُ مِن قَبْلُ مِن نَّارِ السَّمُومِ ( 27 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 27](style/default/icons/mp3.png)
Jaankana (Jinniga) waxaan ka abuuray mar hore Naar samuum leh (Kulayl).
وَإِذْ قَالَ رَبُّكَ لِلْمَلَائِكَةِ إِنِّي خَالِقٌ بَشَرًا مِّن صَلْصَالٍ مِّنْ حَمَإٍ مَّسْنُونٍ ( 28 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 28](style/default/icons/mp3.png)
Xusuuso markuu ku yidhi Eebahaa malaa'igta Anugu waxaan ka abuuri Dad dhoobo doorsoon.
فَإِذَا سَوَّيْتُهُ وَنَفَخْتُ فِيهِ مِن رُّوحِي فَقَعُوا لَهُ سَاجِدِينَ ( 29 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 29](style/default/icons/mp3.png)
Ee markaan ekeeyo kuna afuufo dhexdiisa Ruuxdayda ugu dhaca Sujuud.
فَسَجَدَ الْمَلَائِكَةُ كُلُّهُمْ أَجْمَعُونَ ( 30 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 30](style/default/icons/mp3.png)
wayna Sujuudeen malaa'igtii dhammaan oo Kulansan.
إِلَّا إِبْلِيسَ أَبَىٰ أَن يَكُونَ مَعَ السَّاجِدِينَ ( 31 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 31](style/default/icons/mp3.png)
Ibliis oo diiday inuu ka mid noqdo kuwa Sujuuday mooyee.
قَالَ يَا إِبْلِيسُ مَا لَكَ أَلَّا تَكُونَ مَعَ السَّاجِدِينَ ( 32 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 32](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuuna yidhi (Eebe) Ibliisow maxaad leedahay oodan u noqonin kuwa Sujuuda.
قَالَ لَمْ أَكُن لِّأَسْجُدَ لِبَشَرٍ خَلَقْتَهُ مِن صَلْصَالٍ مِّنْ حَمَإٍ مَّسْنُونٍ ( 33 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 33](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuuna yidhi ma ihi Mid u sujuudi dad aad ka Abuurtay Dhoobo doorsoon.
قَالَ فَاخْرُجْ مِنْهَا فَإِنَّكَ رَجِيمٌ ( 34 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 34](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuuna yidhi Eebe ka bax xageeda adigu waa lagu fogeeyaye.
وَإِنَّ عَلَيْكَ اللَّعْنَةَ إِلَىٰ يَوْمِ الدِّينِ ( 35 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 35](style/default/icons/mp3.png)
Korkaagana waxaa ah Lacnad tan iyo Maalinta Abaal marinta (Qiyaamada).
قَالَ رَبِّ فَأَنظِرْنِي إِلَىٰ يَوْمِ يُبْعَثُونَ ( 36 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 36](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuuna yidhi Eebow i sug tan iyo maalinta La soo bixin dadka.
قَالَ رَبِّ بِمَا أَغْوَيْتَنِي لَأُزَيِّنَنَّ لَهُمْ فِي الْأَرْضِ وَلَأُغْوِيَنَّهُمْ أَجْمَعِينَ ( 39 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 39](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuuna yidhi Ibliis Eebow i baadiyayntaada Darteed waxaan u Qurxin dhulka Dhexdiisa waana Dhumin dhammaan.
إِلَّا عِبَادَكَ مِنْهُمُ الْمُخْلَصِينَ ( 40 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 40](style/default/icons/mp3.png)
Addoomadaada cibaadada kuu kali Yeelay mooyee (lana doortay).
قَالَ هَٰذَا صِرَاطٌ عَلَيَّ مُسْتَقِيمٌ ( 41 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 41](style/default/icons/mp3.png)
Eebe wuxuu yidhi kaasi waa Jid igu toosan (oo layska abaal marin).
إِنَّ عِبَادِي لَيْسَ لَكَ عَلَيْهِمْ سُلْطَانٌ إِلَّا مَنِ اتَّبَعَكَ مِنَ الْغَاوِينَ ( 42 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 42](style/default/icons/mp3.png)
Addoomadayda (toosan) Kuma lihid xujo Cid Ku raacday oo kuwa Baadida ah ka mida Mooyee.
وَإِنَّ جَهَنَّمَ لَمَوْعِدُهُمْ أَجْمَعِينَ ( 43 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 43](style/default/icons/mp3.png)
Jahanamaana yaboohoodu yahay (inta dhunta) Dhammaan.
لَهَا سَبْعَةُ أَبْوَابٍ لِّكُلِّ بَابٍ مِّنْهُمْ جُزْءٌ مَّقْسُومٌ ( 44 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 44](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna leedahay todoba irridood oo irrid Kastana waxay leedahay Qaddar loo qaybiyay (oo Ibliis iyo Colkiisa ah).
إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي جَنَّاتٍ وَعُيُونٍ ( 45 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 45](style/default/icons/mp3.png)
kuwa Eebe ka dhawrsadana waxay gali Janooyin iyo Ilo (durduri).
وَنَزَعْنَا مَا فِي صُدُورِهِم مِّنْ غِلٍّ إِخْوَانًا عَلَىٰ سُرُرٍ مُّتَقَابِلِينَ ( 47 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 47](style/default/icons/mp3.png)
waxaana ka siibnaa waxa laabtooda ku jira oo xiqdi ah, waana walaalo sariira isqaabilsan ku sugan.
لَا يَمَسُّهُمْ فِيهَا نَصَبٌ وَمَا هُم مِّنْهَا بِمُخْرَجِينَ ( 48 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 48](style/default/icons/mp3.png)
kumana taabto jannada dhesdeeda dhib xageedana lagama Bixiyo.
نَبِّئْ عِبَادِي أَنِّي أَنَا الْغَفُورُ الرَّحِيمُ ( 49 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 49](style/default/icons/mp3.png)
U warran addomadayda inaan anugu Dambi dhaafe Naxariista ahay,
إِذْ دَخَلُوا عَلَيْهِ فَقَالُوا سَلَامًا قَالَ إِنَّا مِنكُمْ وَجِلُونَ ( 52 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 52](style/default/icons/mp3.png)
Markay u soo galeen kuna Dhaheen salaan Kuna yidhi waanu idinka cabsan.
قَالُوا لَا تَوْجَلْ إِنَّا نُبَشِّرُكَ بِغُلَامٍ عَلِيمٍ ( 53 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 53](style/default/icons/mp3.png)
ooy Dhaheena ha cabsan Waxaanu kuugu Bishaarayn Wiil cilmi yeelane.
قَالَ أَبَشَّرْتُمُونِي عَلَىٰ أَن مَّسَّنِيَ الْكِبَرُ فَبِمَ تُبَشِّرُونَ ( 54 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 54](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuuna ku yidhi Ma waxaad ii bishaaraynaysaan Anoo odaynimo Itaabatay, Maxaad iigu Bishaaraynaysaan.
قَالُوا بَشَّرْنَاكَ بِالْحَقِّ فَلَا تَكُن مِّنَ الْقَانِطِينَ ( 55 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 55](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna dhaheen waxaanu Kuugu Bishaarayn Xaq ee ha noqonin Mid quusta.
قَالَ وَمَن يَقْنَطُ مِن رَّحْمَةِ رَبِّهِ إِلَّا الضَّالُّونَ ( 56 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 56](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuuna yidhi yaa ka Quusta Naxariista Eebihiis kuwa Baadida ah mooyee.
قَالَ فَمَا خَطْبُكُمْ أَيُّهَا الْمُرْسَلُونَ ( 57 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 57](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuu yidhi Xaalkiinnu muxuu yahay Kuwan la Soo dirayaw.
قَالُوا إِنَّا أُرْسِلْنَا إِلَىٰ قَوْمٍ مُّجْرِمِينَ ( 58 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 58](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna dhaheen waxaa naloo Diray Qoom Danbiilayaal ah xagood.
إِلَّا آلَ لُوطٍ إِنَّا لَمُنَجُّوهُمْ أَجْمَعِينَ ( 59 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 59](style/default/icons/mp3.png)
Ehelka (nabi) Luudh mooyee oo Waanu korin Dhammaantood.
إِلَّا امْرَأَتَهُ قَدَّرْنَا ۙ إِنَّهَا لَمِنَ الْغَابِرِينَ ( 60 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 60](style/default/icons/mp3.png)
Haweenaydiisa mooyee oo noqon Kuwa ku Hadhi (Halaagga).
فَلَمَّا جَاءَ آلَ لُوطٍ الْمُرْسَلُونَ ( 61 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 61](style/default/icons/mp3.png)
Markay u yimaadeen Ehelki nabi Luudh kuwii La soo diray.
قَالُوا بَلْ جِئْنَاكَ بِمَا كَانُوا فِيهِ يَمْتَرُونَ ( 63 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 63](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna dhaheen saas ma aha ee Waxaannu kuula Nimid waxay Shakisanaayeen (Halaagoodii).
وَأَتَيْنَاكَ بِالْحَقِّ وَإِنَّا لَصَادِقُونَ ( 64 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 64](style/default/icons/mp3.png)
Waxaana kuula nimid Xaq, runna waan sheegaynaa.
فَأَسْرِ بِأَهْلِكَ بِقِطْعٍ مِّنَ اللَّيْلِ وَاتَّبِعْ أَدْبَارَهُمْ وَلَا يَلْتَفِتْ مِنكُمْ أَحَدٌ وَامْضُوا حَيْثُ تُؤْمَرُونَ ( 65 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 65](style/default/icons/mp3.png)
Ee guuri Ehelkaaga qayb Habeenka ka mida Socona Gadaashooda yayna soo Milicsan Ruux ka Mida (Dib) kuna socda meeja Laydin Faray.
وَقَضَيْنَا إِلَيْهِ ذَٰلِكَ الْأَمْرَ أَنَّ دَابِرَ هَٰؤُلَاءِ مَقْطُوعٌ مُّصْبِحِينَ ( 66 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 66](style/default/icons/mp3.png)
Waxaana u waxayoonay Amarkaas ah in Cidhibta Kuwaas la goyn Subaxdii.
وَجَاءَ أَهْلُ الْمَدِينَةِ يَسْتَبْشِرُونَ ( 67 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 67](style/default/icons/mp3.png)
Waxaana yimid dadkii Baladka oo bishaaraysan (aragga martida).
قَالَ إِنَّ هَٰؤُلَاءِ ضَيْفِي فَلَا تَفْضَحُونِ ( 68 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 68](style/default/icons/mp3.png)
Wuxuuna yidhi kuwan waa Martidaydii ee Ha igu ceebaynina.
قَالُوا أَوَلَمْ نَنْهَكَ عَنِ الْعَالَمِينَ ( 70 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 70](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna dhaheen Miyaanaan kaa Reebin Caalamka (imaad marti galido cidna).
قَالَ هَٰؤُلَاءِ بَنَاتِي إِن كُنتُمْ فَاعِلِينَ ( 71 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 71](style/default/icons/mp3.png)
wuxuuna yidhi Kuwaasi waa gabdhahaygii Iladaad wax Falaysaan (ood guursanaysaan).
لَعَمْرُكَ إِنَّهُمْ لَفِي سَكْرَتِهِمْ يَعْمَهُونَ ( 72 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 72](style/default/icons/mp3.png)
Cimrigaagee iyagu Baadibay ku Wareersan Yihiin.
فَجَعَلْنَا عَالِيَهَا سَافِلَهَا وَأَمْطَرْنَا عَلَيْهِمْ حِجَارَةً مِّن سِجِّيلٍ ( 74 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 74](style/default/icons/mp3.png)
Waxaana ka yeellay korkoodii hoostooda Waxaana ku soo daadinnay Korkooda Dhagaxyo Naar ah.
إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَاتٍ لِّلْمُتَوَسِّمِينَ ( 75 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 75](style/default/icons/mp3.png)
Arrintaasna calaamooyin baa ugu sugan Kuwa Fiirfiiriya (Fikira).
إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً لِّلْمُؤْمِنِينَ ( 77 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 77](style/default/icons/mp3.png)
Arrintaasna calaamad yaa ugu sugan kuwa Xaqa rumeeyay.
وَإِن كَانَ أَصْحَابُ الْأَيْكَةِ لَظَالِمِينَ ( 78 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 78](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna ahaayeen Qoomkii kaynta Daalimiin (Qoomkii Nabi Shucayb).
فَانتَقَمْنَا مِنْهُمْ وَإِنَّهُمَا لَبِإِمَامٍ مُّبِينٍ ( 79 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 79](style/default/icons/mp3.png)
Waana ka aarsanay, waxayna labaduba degenaayeen Waddo cad (oo la yaqaanno).
وَلَقَدْ كَذَّبَ أَصْحَابُ الْحِجْرِ الْمُرْسَلِينَ ( 80 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 80](style/default/icons/mp3.png)
Waxayna beeniyeen Qoomkii Xijrina kuwii Loo soo diray (Saalax).
وَآتَيْنَاهُمْ آيَاتِنَا فَكَانُوا عَنْهَا مُعْرِضِينَ ( 81 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 81](style/default/icons/mp3.png)
Waana siinay Aayaadkanagii waxayna ahaayeen Kuwa xageeda ka jeedsada.
وَكَانُوا يَنْحِتُونَ مِنَ الْجِبَالِ بُيُوتًا آمِنِينَ ( 82 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 82](style/default/icons/mp3.png)
Waxaana ahaayeen kuwo ka qota Buuraha Guryo aamina.
وَمَا خَلَقْنَا السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا إِلَّا بِالْحَقِّ ۗ وَإِنَّ السَّاعَةَ لَآتِيَةٌ ۖ فَاصْفَحِ الصَّفْحَ الْجَمِيلَ ( 85 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 85](style/default/icons/mp3.png)
Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeyana waxaan Xaq ahayn umaanan abuurin Saacaduna way iman ee iska saamax saamixid quruxsan.
وَلَقَدْ آتَيْنَاكَ سَبْعًا مِّنَ الْمَثَانِي وَالْقُرْآنَ الْعَظِيمَ ( 87 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 87](style/default/icons/mp3.png)
waxaan ku siinay Todobo soo noqnoqota «faataxada» iyo Quraanka wayn.
لَا تَمُدَّنَّ عَيْنَيْكَ إِلَىٰ مَا مَتَّعْنَا بِهِ أَزْوَاجًا مِّنْهُمْ وَلَا تَحْزَنْ عَلَيْهِمْ وَاخْفِضْ جَنَاحَكَ لِلْمُؤْمِنِينَ ( 88 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 88](style/default/icons/mp3.png)
ee ha u taagin indhahaaga waxaan ugu raaxaynay qaybo ka mida. hana u murugoon una raarici (Jilei) garabkaaga (macaamiladooda) Mu'miniinta.
كَمَا أَنزَلْنَا عَلَى الْمُقْتَسِمِينَ ( 90 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 90](style/default/icons/mp3.png)
sidaan ugu soo dejinay Cadaab kuwii isu dhaarsaday (Dhibka xaqa).
فَوَرَبِّكَ لَنَسْأَلَنَّهُمْ أَجْمَعِينَ ( 92 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 92](style/default/icons/mp3.png)
Eebahaa baan ku dhaartaye waan warsanaynaa dhammaantood.
فَاصْدَعْ بِمَا تُؤْمَرُ وَأَعْرِضْ عَنِ الْمُشْرِكِينَ ( 94 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 94](style/default/icons/mp3.png)
ee Muuji waxa lagu fari iskagana jeedso Mushrikiinta.
الَّذِينَ يَجْعَلُونَ مَعَ اللَّهِ إِلَٰهًا آخَرَ ۚ فَسَوْفَ يَعْلَمُونَ ( 96 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 96](style/default/icons/mp3.png)
ee yeela Eebe Miciisa Ilaah kale wayna ogaan doonaan (waxa ku dhaca).
وَلَقَدْ نَعْلَمُ أَنَّكَ يَضِيقُ صَدْرُكَ بِمَا يَقُولُونَ ( 97 )
![Al-Hijr ( The Rocky Tract ) - Ayaa 97](style/default/icons/mp3.png)
waxaana ognahay Laabtaadu inay ka cidhiidhyami waxay sheegi (oo xun).
Random Books
- QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga-
From issues : Wadajirka Adeegaha Labada Xaram Ee Sharafka Badan Boqor Fahad Ee Daabacaadda Jaamaca Sharafta Badan
Source : http://www.islamhouse.com/p/453
- XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKAFortress of the Muslim, Invocations from the Quran and Sunnah: is a very beautiful booklet consists of many authentic Dua's (supplications) for a Muslim to supplicate on a daily basis and on special occasions.
Source : http://www.islamhouse.com/p/380108
- Rukniga sedaxaadRukniga sedaxaad
Formation : عمادة البحث العلمي بالجامعة الإسلامية
Translators : عبد القادر حسين طحلو
From issues : www.iu.edu.sa
Source : http://www.islamhouse.com/p/457
- AFARTAN XADIIS-
Source : http://www.islamhouse.com/p/339628
- Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo koobanSiduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
Source : http://www.islamhouse.com/p/172225